Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay Sadex ka mid argagixisada Alshabaab

Sadex ka mid ah argagixisada Alshabaab,ayaa Maanta dil toogasho ah ay ku xukuntay Maxkamada Ciidamada Puntland qaybteeda Gobolada Mudug iyo Cayn.

Laba argagixiso waxay ahaayeen kuwii dilay Nabadoon Walloore.

Halka midka kale ahaa Mulkiilaha Gaarigii lagu qabtay Degmada Goldogob ee siday Walxaha Qarxa,isla markaana ahaa Ninkii masuulka ka ahaa Qaraxyada in lasoo raro oo la keeno Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading