Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa hawlgal ka sameeyay Deegaannada Lugta Huraanhur iyo Togga Raq-raq ee Buuraha Calmiskaad
Hawlgalkaas ayay ku dileen Madaxii Drons-ka argagixisada Daacish.
Waxay kaloo ku qabteen Saanad Ciidan iyo Talisyo.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.