Puntland Oo diyaarinaysa gurmad xoog leh oo ay gaarsiiso Muqdisho

Madaxweyne Gaas ayaa amray in la diyaariyo gurmad loo diro Muqdisho.

Gurmadka Puntland ay dirayso ayaa ka kooban Dhakhaatiir,Dawo iyo Dhaqaale lacageed.

Gurmadkan ayaa ilaa beri diyaar garoobaya waxaana hada socda diyaarintiisii.

Si gaar ah Gurmadkan waxuu uga baxayaa khasnada dawlada mana ahan midka ay diyaarinayaan shacabka reer Puntland.

Madaxweyne Gaas ayaa ahaa hogaamiyihii ugu horeeyay ee tacsi ka dira masiibada Xamar ka dhacday.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading