Puntland oo fasaxday 3 maalmood shaqaalaha ka howlgalla deegaanadeeda

Wasaaradda Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada & Ciyaaraha Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday in Saddexda maalmood ee soo socota oo ka bilaabanaysa berri oo khamiis ah la fasaxay dhamaan shaqaalaha ka howlgalla deegaanada Puntland, munaasabadda Ciidul fitriga aawadeed.

Sidee kale, Wasaaradda Shaqada Shaqaalaha Puntland ayaa hambalyo ku aadan Ciidul Fitriga u dirtay Shaqaale weynaha Puntland iyo qoysaskooda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading