Puntland oo fasaxday shaqaalaha deegaanadeeda xuska 1-da Augusta awgeed

Wasaaradda Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada & Ciyaaraha Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqday inay fasax yihiin shaqaalaha Puntland maalinimada berrito oo Axad ah, kuna beegan 1-da August, oo ah markii la Aas-aasay Dowladda Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading