Puntland oo fasaxday Shaqaalaha ka howlgalla Deegaanadeeda (Akhriso)

Wasaaradda Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada & Ciyaaraha Dowladda Puntland ayaa qoraal ay soo saartay ku wargelisay Hay’adaha Dowladda, Madaxda Shirkadaha gaarka loo lee yahay iyo Hay’adaha caalamiga ah inay fasax yihiin Shaqaaluhu maalinimada berrito oo khamiis ah kuna beegan (12/Rabicul-Awal/1442), xuska Mowliidka aawadiis.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading