Puntland oo Galmudug ka caawinaysa xoreynta dhulka Al-Shabaab ka heysato (VIDEO)

Gudigga dib u habeynta Ciidamada Dowladda Puntland oo mudooyinkii danbe hawlo shaqo u joogaya Magaalada Gaalkacyo ayaa manta kulan looga hadlay amniga la yeeshay Masuuliyiin u hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Aminga Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee labad dhinac ujeedka shirka ayaa salka ku hayay ka shaqeeynta amniga iyo sidii Ciidamada Puntland ay uga qeyb qaadan lahaayeen codeynta deegaanada Al-Shabaab ka heysato Galmudug.

shirka markii u soo dhamaaday waxaa Warbahiinta si-wadajir ah ula hadlay Wasiirka Wasaradda Aminga Puntland iyo dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading