Puntland oo Garacad ka bilowday Canshuurta Gaadiidka (Sawirro)

Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa markii ugu horreysay deegaan xeebeedka Garacad saaka ka bilowday “Canshuurta Gaadiidka”, iyada oo kaa shanaysa Ciidamada Puntland ee halkaas ku sugan iyo maamulka deegaanka.

Bulshadda Garacad ayaa soo dhaweeyay howlgalada socda, iyaga oo sheegay iney ku faraxsan yihiin shaqada culus oo dowladda Puntland ay ka wado degmada Jariiban ee gobalka Mudug.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading