Puntland oo Guddoomiye cusub u magacowday degmadda Taleex

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Ahmed E. Osman Karaash, ayaa Maxamuu Cali Warsame u magacaabay Guddoomiyaha KMG ah ee degmadda Taleex ee Gobalka Sool, tan iyo inta laga dhisayo Golaha deegaanka degmadaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading