Puntland oo hakisay Doonyaha Kalluumaysiga ee dibada….

Dowladda Puntland waxay joojisay Doonyihii Kaluumaysi ee dibada ka imaanayay mudo bil ah.

Talaabo loo baahnaa oo ay bogaadiyeen Kaluumaysatada Wadaniga ah ee reer Puntland.

Kulan ay caawa yeesheen Golaha Wasiirada Dowladda Puntland,ayaa go’aankaas laga soo saaray.

Madaxtooyada Puntland waxay bulshadu ka sugaysaa gole soo joojin lagu sameeyo Wasiirka Kaluumaysiga Faarax Cawaash.

Shatiyadii ugu badnaa oo la bixiyo,ayuu sii daayay Wasiir Cawaash,taasoo sababtay in Kaluumaysatada reer Puntland awoodi waayeen in ay ka Kaluumaystaan Badda.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading