Puntland oo hirgalinaysa waddo isku xiri-doonta Kastamka Tuurdibi iyo Galdogob (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Axmed Bashiir Muuse, ayaa maanta daah-furey mashruuca dhismaha wadada isku xiridoonta Kastamka Tuurdibi iyo degmadda Galdogob ee Gobalka Mudug.

Munaasabadda dhagax dhiga Wadada ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay Wasiirka Ganacsiga Puntland, Gudoomiye ku xigeenka Hay’ada Wadooyinka, Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Gobolka Mudug, Gudoomiye kuxigeenka Degmada Galdogob, Waxgarad,bNabadoono Haween iyo dhalinyaro.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading