Puntland oo isbitaal ka hirgalisay deegaanka Dacarre ee Gobalka Nugaal (Sawirro)

Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka iyo Waxbarashada Puntland Hon Jama Farah Hassan iyo Cabdullaahi Maxamed Xasan, oo gaaray deegaanka Dacarre ee degmadda Garoowe ayaa xarriga ka jaray Xarunta caafimaadka ee Hooyada iyo dhalanka ee Degaanka Dacarre ( MCH).

Sidoo kale, Labada Wasiir oo ay wehlinayaan Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Puntland ayaa dhagax-dhigay Dugsi Hoose/dhexe, oo laga hirgalinayo deegaankan. Waxaana ay kulan la qaateen Waxgaradka iyo Bulshada deegaanka.

Jibril Qoobey


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading