Puntland oo joojisay deegaameynta dhulkii lagu dagaalamay

Wasiirka Waxaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa caawa soo saaray go’aamo cusub, kuwaas oo lagu joojiyay Deegaameynta Dhul Daaqsimeedka Saax-maygaag iyo Sango-jabiye, oo maalmo kahor ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading