Puntland oo ka hadashay Markab ku caariyay Dekedda Boosaaso (VIDEO)

Wasiir ku-xigeenka Dekedaha Puntland Yaasiin Cartan Maxamed ayaa ka hadlay Markab maanta ku caariyay dekedda Boosaaso, kaddib markii uu la kulmay dabeylo, waxaana uu sheegay in haatan lagu guuleystay in laga saaro.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading