Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa ka mamnuucday deegaanadeeda Puntland in lasoo geliyo dhamaan noocyada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drone ta, (Unmanned aerial vehicle).
Waraaq kasoo baxday Wasiir Gallan ayaa sidoo kale lagu amray Hay’adaha Amniga iney muujiyaan feejignaan gaar ah iyo dadaal dheeri ah, si loo adkeeyo amniga xilligaan xasaasiga ah.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.