Puntland oo ka mamnuucday Gobalka Sanaag Gaadiidka aan laheyn Taarikadeeda

Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Sanaag Siciid Axmed Jaamac, ayaa Awaamiir kasoo saaray Arrimaha Amniga Gobalka iyo Canshuuraha, isagoona sheegay in gaari aysan ku xirneyn Taarikada Puntland aan lala dhexmari karin deegaanada Gobalka Sanaag.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading