Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Cumar Xasan Fiqi,ayaa ka qayb-galay shirki Golaha Dhaqaalaha Qaran Soomaaliya (National Economic Council).

Shirkan,ayaa lagu soo bandhigay loogana doodaay sidi dhaqaala dalka lagu horumarin lahaa si saboolnimadana bulshadu uga baxdo.

Intii uu socday Shirkan,ayaa laysa qaatay Madaxda Golaha Dhaqaalaha Qaranka (National Economic Council) in dooda la balaariyo caqabada siyaasadeed ee fulinta qorshayaasha laga doodayna laga heshiiyo si dalku horumar dhaqaale u gaaro.

Xafiiska Wacyi-gelinta Iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.