Puntland oo ka wada degmadda Bursaalax olale lagu qaadayo canshuuraha gaadiidka (Sawirro)

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa ka wada degmadda Bursaalax ee Gobalka Mudug Olalaha qaadista canshuuraha gaadiidka, Waxaana ay Wasaaraddu ugu baaqday gaadiidleyda degmada iyo kuwa safarka ku mara deegaanka bixiyaan cashuurta ku waajibtay.

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa horay ku baaqay in laga sameeyo gobolada Puntland oo dhan kor u kac dhanka dakhliga ah si dowladu u gudato waajibaadkeeda shaqo , bulshadana wax ugu qabato. 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading