Dowladda Puntland iyo Culimada kala duwan ee Degaanada Puntland ayaa si wada u iclaamiyey in Malinta beri ah ay tahay soon,Waxaana gobta iclaaminta ka hadalay Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Dowladda Puntland iyo Qar kamid Culimada ugu waa weyn Puntland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.