Puntland oo ku dhawaaqday inay ka hor-tagayso cudurka “Coronavirus” (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Jaamac Faarax Xasan, oo maanta ka qeyb-galay kulanka Golaha Xukuumadda Puntland oo ka dhacay Garoowe, ayaa sheegay in Wasaaradiisu ay diyaarisay kooxo caafimaad oo ka howlgalaya Garoomada Diyaaradaha Puntland, si ay baaris ugu sameeyaan dadka Soomaaliyeed iyo Ajaanibta ka imaanaya Dalka Shiinaha oo uu ka dilaacay cudurka dilaaga ah ee “Coronavirus”.



Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading