Waa dhab DFS ee fadhigeedu yahay Villa Somaliya,ayaa xirtay Baraha Bulshadaee ay leeyihiin Siyaasiyiin iyo Saxafiyiin ka aragti duwan.
DFS,waxay u adeegsanaysaa Gacan dadban xiritaanka Baraha Bulshada.
Tusaale:-
Shaqsiyaad loo dhiibay Lacag,ayaa adeejiyay Shirkado degan Hindiya,kuwaasoo isticmaalay Isbitaalo ku yaal Carabaha,Hindiya iyo Somaliya.
DFS,way inkiraysaa in ay hawshan,iyadu ka danbayso,balse,waxaa loo hayaa cadaymo cad cad in ay maalgelinta,iyadu leedahay.
Waa talaabo liidnima ah oo masuuliyad xumi ah.
DFS fashilka haysta kuma qarin karto Baro Bulsho oo la xiro.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.