Puntland oo la wareegtay amaanka RW Rooble

Ciidamada PSF ee Puntland oo la wareegay amaankii Ra’isalwasaare Rooble,iyadoo loosoo qaaday Madaxtooyada Gaalkacyo.

Sidoo kale goobta Qaraxu ka dhacay waxaa ugurmaday Ciidanka amaanka Puntland.

Qaraxa waxaa ku geeriyooday inta la xaqiijiyay ilaa iyo hada 7-sarkaal oo iskugu jira Ciidamada Danab iyo 21-aad.

Qaraxu waxuu ahaa mid qorshaysan oo bartilmaameedkiisu ahaa Rooble iyo Qoor-qoor oo waxyar dib dhacay.

Qaraxa shaki weyn,ayaa ka jira sida uu ufulay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading