Golaha Wasiirada Puntland oo kulan ku yeeshay maanta magaaladda Garoowe ayaa Ansixiyay Xeer mamnuucaya Gudniinka Gabdhaha, gaar ahaan fircooniga.
“Gabdhaha Puntland waxaa loo daynayaa sida ay ku dhashaan, ciddii guddana waxaa la marsiin ciqaab” ayuu yiri Wasiirka Caddaaladda Cawil Shiikh Xaamud.
Jibril Qoobey
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.