Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Gobolada Mudug iyo Cayn ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga dacwadda eedaysanayaal 5 ah oo xeer ilaalintu kusoo eedaysay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, sidoo kalena falal amniga liddi ku ah ka gaystay gobolka mudug.
1 Cabdiqadir Umul waa Madaxi qaraxyada iyo dilalka Gaalkacyo.
- Amiir Maxamed Jeeri
- Qaasim Al-Turaabi.
- Abayle
- Maxamud Abu Dhayib
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.