Puntland oo qaadacday Waraaq ay baahisay Villa Somalia

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in aysan Puntland qayb ka ahayn Ajandaha shirka berri oo warbaahinta qaar ay shaaciyeen caawa.

Wasiir Dhabancad oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa xusay in loo baahan yahay in Ajandaha Shirka laga wada tashado, si looga baaqsado fashil ku yimaada Shirka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading