Guddiga wacyigelijta iyo xakameynta Cudurka Coronavirus u qaabilsan Dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqay natiijada baaritaano lagu sameeyey dad lagu arkay astaamaha Cudurka, kuwaas oo qaarkood laga helay.
Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in baaritaan lagu sameeyey 22 Ruux 8 kamid ah laga helay Cudurka,kuwaas oo kala ah 5 Rag ah iyo Saddex Dumar ah in kastoo aysan shaacin deegaannada ay Puntland kaga sugan yihiin.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.