Puntland oo Sharci kasoo saaraysa Isticmaalka Hubka sharci-darada ah (Daawo)

GAROOWE (IDIL NEWS)-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah, Amniga Dalka, Xeer Hoosaadka Golaha Xukuumadda, Qorshaha Horumarinta Puntland, Kicinta Dakhliga, Wadashaqeynta Wasaaradaha iyo Warbixino kale.

Halkaan Hoose Ka Daawo.

IDIL NEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading