Puntland oo sheegtay inay xoojinayso hormarinta Waxbarashada deegaanadeeda (VIDEO)

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahmed E. Osman Karaash, ayaa sheegay in Xukuumadda Puntland ay ka go’an tahay hormarinta hanaanka Waxbarasho iyo xiriirka ka dhexeeya Jaamacadaha deegaanada Puntland iyo kuwa Caalamka.

Hadalkan ayaa Madaxweyne kuxigeenka Puntland ka sheegay xilli uu xalay ka qeybgalayay Xaflad ay kuqalin jabiyeen 80 arday oo dhameystay Waxbarashada heerka labaad oo shahaadada Master degree ka qaatay Jamacaada Kampala University ee Dalka Uganda oo bahwadaag la ah Jaamacadda Bariga Africa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading