Freedom Air diyaaradeeda cusub ee samaynaysa duulimaadyo caalami ah in lasoo dhaweeyo way mudan tahay.

Goordhow reer Puntland,gaar ahaan qurba joogta,waxaa uraqiisi doona Tigidhada.

Diyaarada Freedom waxay bilaabi doontaa duulimaad toos ah oo Dubai-Bosaso ah.
Sidoo kale,waxaa xigi doona Garowe-Dubai.

Baahi weyn ayay uqabeen reer Puntland Shirkad diyaaradeed oo udamqata ee si gaar ah utixgeliya Freedom.





Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.