Puntland oo tababartay 35 kamid ah Garsoorayaasha Kubadda Cagta (VIDEO)

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dawladda Puntland ayaa soo xirtay kulan imtixaan looga qaadayay 35 kamid ah Garsoorayaasha Kubadda Cagta Puntland ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading