Video:-Puntland oo wada qorshe lagu yaraynayo kufsiga iyo xagjirnimada

Madaxwayne Siciid Deni ayaa sheegay in xukuumadiisu ay wado sidii dhalinyarada Puntland loogu abuuri lahaa fursado shaqo iyo goobo ay kusoo bandhigaan xirfadahooda khaaska ah.

Deni ayaa shaaciyay inay u hawl-galayaan sidii loo tayayn lahaa garoomada kubadda cagta ee Maagaaloyinka waayayn iyo sidii loo dhamaystiri lahaa kuwa hadda dhismayaashoodu socdaan,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose kad aawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading