Video:-Puntland Oo wafti culus udirtay Towfiiq

Ugu danbayn Wafti uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, ayaa gaaray Degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug.

Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa sheegay Puntland in ay diyaar u tahay in nabada la xoojiyo oo aan dib loosoo celin colaadii Gobolka Mudug aafeysay.

Puntland,ayaa lagu dhaliilay sida ay ula tacaashay colaadaas,isla markaana fursad siisay Dowlada Dhexe oo Ciidamadeedu weerarka kusoo qaadeen Degmada.

Inkasta oo uu hogaan jilicsan yahay Wasiir Dhababcad hadana in uu Degmada gaaro waa loo baahnaa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2725210290893066&id=1347891271958315

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading