Puntland oo War-biyood ka hirgalisay deegaanka Qalwo (VIDEO)

Wakaaladda Hormarinta Biyaha Puntland ayaa ka hirgalisay deegaanka Qalwo ee gobalka Karkaar War-biyood weyn, taas oo baahi ay u qabeen dadka deegaanka.

Dhismaha wartaan oo mudo soo socotay, ayaa loogu talagallay in xiliyada roobku ay biyaha celiso sidda dadka deegaanka Qalwo iyo kuwa miyiga ay uga faaidaystaaan, waqtiyada jiilaalka ah.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading