Wafti uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlada Puntland Cabdiweli Mire Xirsi ayaa gaarey Dhul daaqsimeed udhaxeeeya Deeganada Buurawadal iyo Carooley.
Waftigaan ayaana ka koobnaa Maamulka Gobolka, Taliska qaybta booliiska Gobalka Nugaal, Odoyaal dhaqameed iyo Masuuliyiin kale.
Masuuliyiintaan ayaa safarkooda salka ku hayay sidii ay u xalin lahayeen isman dhaaf ka dhashay Ceel Biyood dhexmartey xoolaha dhaqatada Deeganadaas
Masuuliyiintaan ayaana ku guulaystay in laga heshiiyo isman dhaafkaas dhex marey Dadka xoola dhaqatada deegaanadaas.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.