Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa shaacisay in 7 qof oo cusub laga helay cudurka COVID-19, kaddib baaris lagu sameeyay 24 Ruuux. Dadka xanuunka laga helay ayaa kunool Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.
Tirada guud ee dadka xanuunka laga helay gudaha Puntland ee shaybaarku xaqiijiyey ayaa hada gaartay 366 qof, waxaa u dhintay 9 qof waxaa ka bogsaday 187 qof.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.