Puntland oo xukun dil ah ku riday Xubin katirsan Al-Shabaab (VIDEO)

Maxkamadda sare ee Ciidamada Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntey Cabdirisaaq Axmed Buraale oo ka tirsana Shabakaddi Maxamed Cabdi raage Indhabuur.

Buraale ayaa horey Maxkamada sare ugu xukuntey xabsi daa’in,xukunkaas ayaa Xafiiska xeer ilaalintu ka qaatey Dib u eegis Maxkamadeed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading