Puntland Oo xukun Dil ah ku riday Xubno Alshabaab ka tirsan

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus 5ta-Gobol ee Dowlada Puntland,ayaa xukuno dil ah ku riday 2-ka mid ah 5-Eedaysanayaal oo lagu soo Eedeeyay ka mid ahaanshaha Ururka argagixisada ah ee Alshabaab.

3-ka Qof ee kale,ayaa dib xoriyadooda loogu celiyey ka dib markii lagu waayey tuhun ah in ay ka mid yahiin argagixisada Alshabaab.

Puntland waxay ku jirtaa dagaal dagaal adag oo ka dhan ah argagixisada Shabaab iyo Daacish.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading