Puntland oo xukunno ku riday Rag katirsan Al-Shabaab iyo Daacish (VIDEO)

Maxkamadda Ciidammada qalabka sida ee Gobalada Bari, Sanaag, Karkaar, Heylaan iyo Gardafuu ee Dowladda Puntland ayaa xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku riday xubno katirsanaa Kooxaha Argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo Daacish.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading