Puntland oo yastay amarka Xamar kasoo baxay Ee cayrinta Qunsulka Itoobiya

“Xamar ma xiri karto xafiisyada Itoobiya Garowe,Xasanna nama xukumo amarkiisuna kama shaqeeyo meel ka baxsan Muqdisho oo ajanabi ku ilaaliyo,anaga ayaa u madax banaan go’aankayaga “Ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Puntland.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading