Puntland:-Qarax ka dhacay Buuraha Dahabka laga qoto

Milxo oo ah meelaha Macdanta laga qoto ee Buuraha dhanka Beesha Warsangeli,waxaa ka dhacay Qarax.

Qaraxii ka dhacay Milxo,waxuu ahaa mid ismiidaamin ah oo fuliyay Nin Itoobiyaan ah oo ka mid ahaa kuwa Dahabka qoda.

Dhimashadu waa Sideed.
Dhaawacuna waa Sagaal.
Dhaawacyo culus,ayaa jira.

Isbitaalada National iyo Kaafi ee Bosaso,ayaa la kala geeyay dhaawacyadii Qaraxaas.

Sidaas waxaa sheegay nin Dadka Dahabka qota ah oo Deegaankaaa degan.

Faahfaahinta Warkaas la soco


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading