Puntland saamayn maku yeelan doonaa go’aanka Goodax?

Wasaarada Waxbarashada Puntland wax saamayn ah kuma yeelanayo go’aanka Goodax Barre uu ku qorshaynayo in uu dalka uga saaro Madaxa Hay’ada Care Iimaan Cabdulaahi.

Care mashaariicda ay ka fuliso Somaliya waxay uqaybsamaan sadex qaybood oo kala ah..

1.Bartamaha iyo Koonfurta oo Dowlada Fadaraalka hoostaga.

2.Puntland oo toos looga fuliyo

3.Somaliland oo toos looga fuliyo.

Majirto wax saamayn ah oo uu ku leeyahay xiligan mashaariicda socota iyo kuwa mustaqbalka sida ay ii xaqiijiyeen nasuuliyiin sar-sare oo ka tirsan Xukuumada Puntland.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading