Puntland:-W.Maaliyada oo carqaladeeyay soo dhaweyntii W.Arimaha Dibada

Xasan Shire Abgaal Wasiirka Maaliyada Puntland oo ka talo qaadanaya Cali Gaab,ayaa fawdeeyay imaanshihii Wasiirka Arimaha dibada Fadaraalka ee Garowe.

Dadkii iyo Gaadiidkii soo dhaweyn lahaa,ayaa loo diiday Garoonka,waxaana la jeexjeexay sawiradiisii.

Sida xogtu igu soo gaartay Ciidanka jooga Barta koobaad ee Kayntaroolka Garoonka looga leexdo,ayaa loo diray min 50$ si ay ucarqaladeeyaan soo dhaweynta.

Fawdaynta Wasiirka,ayaa ku salaysan Cali Gaab oo ka masayrsan yahay badalida Walaalkii Cawad.Waxii ka dhacay maanta Garoonka isla xisaabtan bay ubaahan yihiin.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading