Puntland”Dowlada Dhexe dagaal Waxbarasho ayay nagu haysaa”

Puntland,ayaa sheegtay in Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ay dagaal xagga waxbarashada ah ku hayso Puntland.

Puntland waxay ka digtay in masuuliyada cawaaqib xumada ka dhalan karta dagaalkaas, ay qaadi doonaan madaxda sare ee DFS.

Dowlada Fadaraalka ee uu hogaamiyo Farmaajo waxay si cad u hor istaagtay Shahaadadii Ardayda Puntland.

Dowlada Dhexe waxay kaloo ka qadisay Puntland qoondadii Deeqaha Waxbarasho ee magaca Somaliya lagu soo helo.

Sidoo kale waxay isku dayday in deeqaha Waxbarasho ee ay Puntland tooska uhesho ay carqaladayso.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading