Qaali Cali Shire oo ka adkaatay Ubax Tahliil

Qaali Cali Shire oo garaacday Ubax Tahliil oo mudo kusoo fadhiday Kursiga Beesha Sacad ee Golaha Shacabka Fadaraalka.

Guusheeda kadib,waxaa Koonfurta Gaalkacyo ka socda dabaaldeg Xabado xoog leh la ridayo.

Qoriga loo yaqaan BKM-ka,ayaa aad loo ridayaa,iyadoo Dadka qaar leeyihiin isku dhac,ayaa ku dhex jira.

Qaali waxay si adag uga soo horjeedaa Kooxda Nabar iyo Naxdin,halka Ubax ahayd 4-tii sano ee lasoo dhaafay mid ka mid ah Guulwadayaashii ugu qaylada dheeraa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading