Qabanqaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Puntland oo Kismaayo ka socota (Sawirro)

Qabanqaabada soo dhaweeynta Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ka socota Magaalada Kismaayo, waxaana Boqolaal qof ay buux dhaafiyeen Garoonka Diyaaradaha oo haatan uu isna soo gaaray Madaxweyne Axmed Madoobe.

Madaxweyne Deni oo hoggaaminaya Wafti balaaran ayaa saaka ka amba baxay Garoowe, isagoona Kismaayo uga qeyb-galaya Caleema-saarka Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading