Qabashada Doorashada Jubaland Ee Kuraasta Aqalka Hoose Baarlamaanka Fadaraalka oo la shaaciyay

Ujeedo : Shaacin qabashada Doorashada Kuraasta Aqalka Hoose ee Somalia 2021.

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SIT oo fulinaya
waajibaadka qaran iyo Heshiisyadii Madasha qaranka waxa uu halkan ka shaacinayaa qabashada Doorashada 14 Kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Dawladda Jubaland.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading