Qaramada Midoobay Oo ugu baaqday Dowladda Itoobiya in ay sii deyso Shaqaalaha xiran

Qaramada Midoobay,ayaa ugu baaqday Dowladda Itoobiya in ay sii deyso Shaqaalaha iyo Darawallada xiran.

Qaramada Midoobay,ayaa dadaal ugu jirta sidii loo sii dayn lahaa 16-Shaqaale ah oo u dhashay dalka Itoobiya, kuwaasoo ay Dowladdu ku xirtay Magaalada Addis Ababa.

Qaramada Midoobay ayaa Arbacadii sheegtay in Itoobiya ay xidhay 72-Darawal oo u shaqaynayay Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP .

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading