Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay dagaaladii Muqdisho

Safaaradda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaaladii saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kuwaas oo u dhexeeya Ciidanka Farmaajo iyo Malateri ka gadoodsan muddo kordhinta uu sameystay.

“Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si aad ah uga walaacsan tahay isku dhacyada ka dhacaya magaalada Muqdisho. Waxaan ku boorrinaynaa dhinacyada oo dhan in ay muujiyaan is xakamayn.”

“Rabshaddu xal uma ahan is mariwaaga siyaasadeed ee hadda taagan. Waxaan si degdeg ah ugu baaqaynaa dhammaan dhinacyada in ay si dhaqso ah dib ugu bilaabaan wadahadal degdeg ah.”


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading