Qaramada Midoobey waxay si xoog leh u canbaaraysay laynta safmarka ah ee loo gaystay Samafalayaasha ka hawlgalayay Degmada Balcad

Sidii kale Midowga Yurub,ayaa ku biiray canbaaraynta xasuuqaas foosha xumaa ee loo geystay 7-samafale iyo Qofka shacabka ah Degmada Balcad.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.