Qaramada Midoobey oo bogaadisay Doorashooyinka Puntland

“QM waxay bogaadisay Doorashada Golayaasha Deegaanka ee sida xasiloonida iyo fufnaanta leh ku dhacday ee Degmooyinka 3-da ah PL”.

Fariinta QM macno ayay uleedahay Dimuqraadiyada bilowga ah iyo nidaamka PL.

Hirgelinta Doorashada Qof iyo Cod waxay kor usii qaaday Maqaamka Dowladnimo ee PL .

PL doorkeeda curadnimo ee Somaliya,ayay sii xagsatay,waxaana qirtay QM.

Hooyada Fadaraalka oo noqotay hogaamiyaha Dimuqraadiyada.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading